Maxkamada ciidamada Qalabka sida oo Xukun dil ah ku riday Gacan ku dhiigle

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya oo horaantii bishan magaalada Muqdisho ku dilay wiil wade ka ahaa mooto bajaaj. Maxkamada ayaa ku heshay Cali Maxamud Axmed in dil bareer ah 8-dii bishan Igooska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho ugu geestay Marxuun Cabdirisaaq Yuusuf Guure oo ahaa wade … Continue reading Maxkamada ciidamada Qalabka sida oo Xukun dil ah ku riday Gacan ku dhiigle